Madaxweyne Deni oo Daah-furay Mashaariic kala duwan oo Garawe laga hirgelinayo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Garoowe ka daah-furay 4 mashruuc oo isugu jira Wadooyin Laamiyo ah iyo qorsheyaasha Cagaarinta, Iftiiminta iyo nashaqdeynta magaalada. Mashaariicda lagu horumarinayo Caasimadda ee maanta Madaxweynuhu daah-furay ayaa kala ah :- * Xarig jarka Wadada laamiga ee cusub ee jidka 30ka oo si casri ah loo dhisay. … Continue reading Madaxweyne Deni oo Daah-furay Mashaariic kala duwan oo Garawe laga hirgelinayo (Sawirro)